Somalia: Dadka u dhimanaya & kuwa uu soo ridanayo COVID-19 oo sii kordhaysa

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 77 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay,  5 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 34 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay … Continue reading Somalia: Dadka u dhimanaya & kuwa uu soo ridanayo COVID-19 oo sii kordhaysa